haloow baby ila hadal
markii uu hanqaarmee
hadal laga xumaadaa
hawshii cakirantaye
haloow baby ila hadal
hadalkayga maqaloo
aan heshiino maantee
wixii hore iska ilaw
xiliyada habeenkii
dadku wada hurdayaan
markaad hadal macaan
hoos iigu sheegtaa
farxad la hambalyeeyaa

haloow baby ila hadal
hadii uu jacaylkii
halis galay macaanoow
cadho laguma hoydee
haloow baby ila hadal
halka anigu aan rabo
waa inaad ku haysaa
haye aan idhaahdaa
xiliyada habeenkii
dadku wada hurdayaan
markaad hadal macaan badan
hoos iigu sheegtaan
fatxad la hambalyeeyaa

Exit mobile version