VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxib sax - Lyrics

Saaxiib anigaa ku jecel sax Hadaan caashaqa la ahay kax Hadaad itidhaa ma uun bax Jidhkaba dhididbaa ka uroo fax Hurdada sidii tusbixii Ishqiga udajisay shax Jacayl dhaawaciisiibaa ax Aniga igu riday habeen dhac Qalbiyow wixii xunba kaba nax Macaan laan ubaxleh I lux Isagaa iga mudan inaan tix Katiriyaa jacaylkan uun wax Meel uu roob wayn kuda ay shax Dhulkun gabigii yahay dix Dadkuna farxad layihiin kax Macaan aan dalxiisno soo bax Adoon uga hadhin jacayl dhex Faqii sidii wadnuhu waa dhex Mudadii caasshqeenu waa lix Qalbiyow wixii xunba kaba nax Macaan laan ubaxleh I lux Isagaa iga mudan inaan tix Katiriyaa jacaylkan uun wax
Queue is empty
-- / --