Saaxiib anigaa ku jecel sax
Hadaan caashaqa la ahay kax
Hadaad itidhaa ma uun bax
Jidhkaba dhididbaa ka uroo fax
Hurdada sidii tusbixii
Ishqiga udajisay shax
Jacayl dhaawaciisiibaa ax
Aniga igu riday habeen dhac
Qalbiyow wixii xunba kaba nax
Macaan laan ubaxleh I lux
Isagaa iga mudan inaan tix
Katiriyaa jacaylkan uun wax

Meel uu roob wayn kuda ay shax
Dhulkun gabigii yahay dix
Dadkuna farxad layihiin kax
Macaan aan dalxiisno soo bax
Adoon uga hadhin jacayl dhex
Faqii sidii wadnuhu waa dhex
Mudadii caasshqeenu waa lix
Qalbiyow wixii xunba kaba nax
Macaan laan ubaxleh I lux
Isagaa iga mudan inaan tix
Katiriyaa jacaylkan uun wax

Exit mobile version