VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sadaxeeye - Lyrics

hadaan kaa shego shir jacaylka u dido shar shaqada dabadeedna ah shaadhkiyo kaa saaro dhar shumuciyo kuu daaro nuur intaan wada shubano shaah sheekiyo kula qaato war shidiyo kaa naaro shar nacabka sheekadiisa tuur shuushkiyo sadexeeye xidh sheeg sheegahana ha u sheegan sir sharafta kalgacaylka qir shantiyo haku taagin far jacaylka u sheego xor sheediyo haka eegin kor shuruud haku xidhine qir qalbigaad ku shakaashay fur sheekiyo ka ilaali lur sharciga kalgacaylka dhawr shisheeye ha u sheegan war shartiyo xumahooda jar nacabka sheekadiisa tuur shuushkiyo sadexeeye xidh sheeg sheegahana ha u sheegan sir sharafta kalgacaylka qir shantiyo haku taagin far
Queue is empty
-- / --