VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa ina suldaan - Lyrics

sacabka u garaacoo aroska u sara istaagay soo wada dhaweeya dhamaantiin soo dhaweeyay salalalaa calalaa hooyaale bismillaah salalaa calaye hooyaale waa ina suldaanoo sooryaa laga soo sidaa soo soco wanaageey sinjiyo quruxbaad u dhalate soo wada dhaweeyay dhamaantiin soo dhaweeyay salalalaa calalaa hooyaale bismillaah salalaa calaye hooyaale
Queue is empty
-- / --