sacabka u garaacoo
aroska u sara istaagay
soo wada dhaweeya
dhamaantiin soo dhaweeyay
salalalaa calalaa hooyaale
bismillaah salalaa calaye hooyaale

waa ina suldaanoo
sooryaa laga soo sidaa
soo soco wanaageey
sinjiyo quruxbaad u dhalate
soo wada dhaweeyay
dhamaantiin soo dhaweeyay
salalalaa calalaa hooyaale
bismillaah salalaa calaye hooyaale

Exit mobile version