VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xor baan ahay - Lyrics

islahaansho ma ogoli aadame xoraan ahay shalaan adiga kuu imide hortaa adiga waan jiray hadii aan is guursanay macnaheedu ma ahayn inaad ani i leedahay ama aad i iibsatay aduunkaan u necabahay su,aal aakhiraadyada erayada nuxuuska ah xageed aaday maantiyo yaa adi kusoo wacay marsiintu waa ceeb isla waynidaa daran hadii la isku fiirsado ixtiraamku wuu lumi is afgarasho waa kaw hadii aanad intaa garan aayar usoco kaligaa iska ahaw aduunkaan u necabahay su,aal aakhiraadyada erayada nuxuuska ah xageed aaday maantiyo yaa adi kusoo wacay
Queue is empty
-- / --