VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aadmiga - Lyrics

jirada caashaqan qabiyo jab iyo waayuhu ibaday hadaad iijeedi lahayd niyada igamaad jartee jaalaad ila noqon lahayd jaceylkaan kuu qabaa qalbiga kuu jaxaasidey kurbada iga jari lahayd qof aad jeexiisa tahay dartaa jamashada sida ogoow aadmiga kujecel jawaab samidaa uroon jugtuu iigeystay iyo jidgooyaduu igalaa jidhakayga ka muuqato jaleecada waad ka garan naafaad jawharad utahy adiga ka joogi karin habeen jiif kaa ladayn miyaa jaxar lagu noqda qofkaad jeexisa tahay dartaa jamashada sidiyo ogow aadmiga ku jecel jawaab samidaa uroon qofkaad jeexisa tahay dartaa jamashada sidiyo ogow aadmiga ku jecel jawaab samidaa uroon
Queue is empty
-- / --