VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun - Lyrics

laba waayo badan talo iyo tacab wadaagtoo wacadiyo balama adag waqti badan ilaashaday hadii ay is waayaan war xumaale nacaboo walwalkooda raba iyo xaasid wiiqayaa jira waqtiga is badalayana liban waxaad ku gaadhaa wadartii is raaacdee wanaagooda uun jecel aduun waayo badanaa subax waliba waa cayn wareegtada taariikhduna wacalbay sidaane ishu waa macalinoo ogaal weeyi garashaloo walaalnimo yaqaanoo waayo hiilka kuu sida
Queue is empty
-- / --