dajiyaha xiskoow hankoow qalbi diiriyow
waxaad tahay dunida kaan ka doortayo
adigaan dartaa da day uga hadhee
aan wada dagoo aan wada dalxiisnee
alloow ha ina kala dilin inakala dumin
allow isku keen daa rabow
beer daajiyoow dawadii naftaw
diric geesiyoow
waxaad tahay dadnimo iyo daacadnimo
daa imku miduu kugu deeqaaye

Exit mobile version