VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arooska wannagsan - Lyrics

ninkii oori fiican ayaan ku siiyoo naftuna ogalaatoo 2x ilwaada hagaagsan nasiibku ma iisho arooska wanagsan waxa ka abuurma ubad iyo aayo fiican 2x sidaa adiyo inaga sida ani iyo adi 2x afkiyo hadalkiisa afkaarta la tuuro udgoonka ka beermaa qalbiga udugiisa hadii la adkeeyo arooska wanagsan waxa ka abuurma ubad iyo aayo fiican 2x sidaaa adi iyo inagaa sida ani iyo adi 2x
Queue is empty
-- / --