VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

2x habeenki axidga aqal reergaliyo iglandbay ahayd 2x ma ilawayee ubaxbaan guraa soo ururiyaa ku agdaadiyaa 2x kuwii omanaa aragtida sanbay ku ila dogsadaan aniguna afaca kama oonbaxee ayaanki walba waan oyayaa axad male raguna jacayl waa iblays ayamaha nafsigu goormu imaan 2x
Queue is empty
-- / --