VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barashadii - Lyrics

Jacaylka adaa ibaray Adaa ibaroo igu beeray Hadana iibaanan waayey Markaan boholyowga awgaa Adaa meelkale ubooday Wanaagii hadaad kabooday Hadaad barashadii xumaysay Been been ha IGA moodine Ogow ana waan ka baxay Jacaylka adaa ibaday Adaa ibadoo iigu baaqay Hadana iibuuxin waayey Anoo ku baxnaaninaaya Adaa meelkale ubooday Wanaagii hadaad ka booday Hadaad barashadii xumaysay Been been iga moodimayside Ogow ana waan ka baxay
Queue is empty
-- / --