VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayahayge - Lyrics

dhaayahayga aragtidu aduunbay kudhawraan dhagahayga maqalkuna codkaagay dhamqanayaan hadaad dhoof kumaqan tahay dhexda oon kuwaayo nafta dhamac kulul iyo dhimbiilaada kuwada shidan farxad aan dhamaan iyo nimcaduu ilaah dhigay ifka naguma dhaafaan aakhiro janadaan dhamaan dhinacaa wadnaha xiga xidida dhaqaajiyo kuwa dhiiga qaybiya aday kaa dhursugayaan markaan dhuuni cunayana adaa noo dhexeeyoo igasii dhadhamiyoo dhibata iga ilaashee
Queue is empty
-- / --