VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal - Lyrics

Bal dhugoo jacaylbaa Igu jeeni qaartee Naftu waxay jeclaataa Hanaan joogsigaagee Markaad jabaqda hadashaad Jidhiidhico iqaadoo Jawaab farax madaayee Huuno faraxmadaayee Jawbaad igu abuurtoo Adigaan Ku jecelehee Jaanta ila qaadoo Ila jiibi caashaqa Bal dhugoo jacaylba Jidhka igu talaashoo Jamaadkiyo buruudkaad Jiidatay qalbigoo Sidaan kuugu jeelnahay Adaan kuu jibaysnahay Hanad kale majirine Alla kale majirine Jawaad igu abuurtee Adigaan Ku jecelee Jaanta ila qaadoo Ila jiibi caashaqa
Queue is empty
-- / --