VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dharaartaan kulanaa - Lyrics

dharaartaan is baranaa dhoon horaadka caashaqa ii saartay dhabarkoo kama dhigine ma ogtay jacaylkeenu waa dhane ha inaga dhaxaysee nafta ma isu dhiibnaa dhiiga ma isu miirnaa dhalaan iyo sidii curad dhabtaydaan ku saariye adna dhabarka igu qaad kuuma quudhee ha iga dhicin ha iga dhicinoo ha dheeliyin dharaartaynu kulanaa dhaydiisa caashaqa ii dhiibtay adigoo sidiibaan u dhamayaa adaa dhaliyay caashaqa ana waa ila dhaadhacay dheefiyo dhibkiisuba wuu ina dhex yaalaa
Queue is empty
-- / --