VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxad - Lyrics

jacayl igu fadaadyiyo dareen igu fogaada igu kaa dul furayoo sidaan kuugu foognahay u fadhiisan waayee waxaa aan ku filayaa furihii kalgacalkoow inaan faraha kugu dhigo adna igu filnaatido farxad aan wadaagnee fariimaha jacaylkiyo falaadhaha kalgacalkaa naxariista fidiyoo sidaan kaaga fiirsaday fudayd maaha xaalkuye waxaa aan ku filayaa furihii kalgacalkoow inaan faraha kugu dhigo adna igu filnaatido farxad aan wadaagnee
Queue is empty
-- / --