adaa waaxyahaygaba ku abuuran wiilyow
waagaad timaaduu ii noqon wakhtigu kow
wuxu waynihii ilaah ku abuuray waaxyaha
u baryaa wanaagoo inaad noqoto wehelkay
adigoo xarago wacan anoo waafiyoo ladan
rabibaa wax bixiyoo barisada ku deeqee
noqo wiilkii aan rabay warsanbaan codsanaya
sida geel wal waali yimid ooy wiilashii waday
dhab u sii wadacayaan warsan iyo ku imo khayr
sida wiil taroon dhalay wadnahaygu kuu jecel
laabtaydu kuu furan wajigaygu kuu wacan
ilamaa wadkahoroo

Exit mobile version