VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila muudso - Lyrics

muuqaaga aragaa markii aan ku eegaba waxaan maanka galiyaa huuno kugu masaallaa sida laan madheedhoo manka iyo caleenkii ku mataashay midhihi midkii lay i qoraayoow kaa maarmi maayee noloshiyo macaankeed ila mudso caashaqa muxibada jacaylkaa qalbigayga miratoo xiisahaagu igu maran meel qudhaan ka jeedna marwo iyo ninkeedii midigaydii noqotee ku midawnay aayaha midkii lay i qoraayoow kaa maarmi maayee noloshiyo macaankeed ila mudso caashaqa
Queue is empty
-- / --