Eebada cishqigu
Miday oofta bidix
Ka asiibtayoo
waxaan ahay il daran

Waan aaminoo
Arinbaan lahayn
Sida ubad aan dhalay
U waan eegan jiray

Maantana odhaah
Aflagaado nacabyay ahayd
Maantana odhaah
Aflagaado nacabyay ahayd

Kuwa uduga qoox
Ka ogaal warama
Kuwa eegayee
Xidigaha watiri

Culimada aliyo
Waa aleesho rogi
Culimada aliyo
Waa aleesho rogi
Kuligod ma oga
Ma ogaan karaan
Sida amarku yahay
Kuligod ma oga
Ma ogaan karaan
Sida amarku yahay

Exit mobile version