VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta labdeena Googaa - Lyrics

wali gabadh ma sheekaysateen 2x kaftan aan lahayn godo ma isla kacalo miisteen hadalkii gudoon wacan ma gabo gabayseen 2x halkaa goo midna u egee 2x labadana goo,gaa maad garan xisaabtaa mise geedkaa hadhacaa hoostiisu waa gubaad 2x hadii guri aad leedahay marti 2x kuu timaado goolmoon maad ku dhaafi gaajada mise waxaad gasiin heli baad ku sooro gobanimo hal gurucan hadana u garaaa 2x labadeena go,gaa maad garan xisaabtaa mise geedkaa hadhaca hoostiisu waa gubaad 3x
Queue is empty
-- / --