VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Libin - Lyrics

laba waayo badan talo iyo tacab wadaagtoo wacad iyo balamo adag waqti badan ilaashaday hadii ay is waayaan war xumaale nacaboo walwalkooda raba iyo xaasid wiiqayaa jira waqtiga is badalayan libin libin waxaad ku gaadha libin wadartii is raacdee wanaagooda uun jecel aduun waayo badanaa subax waliba waa cayn wareegtada taariikhduna wacadbay sidaane ishu waa macalinoo ogaal weeyi garashaloo walaalnimo yaqaanoo waayo hiilka kuu sida
Queue is empty
-- / --