VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Liiga mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Deeqa Ahmed
Liiga

Lahashada kalgacalkaa
Ladiwaayey
Laydhiisaabaan laliicliicayaa
Sida liiga oradkaan loomaayayoo
Sida law law hodayaa
Intaa lama haleeshee
Maladniye cishqibaa
Igu laba kacleeyoo
Noolaan maayo hadaad
Soo laaban waydee

Laamadood habeenkii ladi waayey
Lulashada wadnaha sow
Lahan iguma sookaco
Sida nugud xargalaybaan
Dadka liib ku yeeshoo
Sida geenyo labeebaan
Intaa la ijara lulaayaa
Ma ladniye cishqaa
Ugu laba kacleeyoo
Noolaan maayo hadaad
Soo laaban waydee

codkii Deeqa Ahmed