VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mawjado jacayl - Lyrics

mawjado jacaylbaan dhex muquurayaayoo maayada kalgacalbaa midigta igu qaado sida la igu maran yahay ama la iigu mudn yahay ma miisaami karayee markaan aamus maagee maqalkiyo afkaba xidho saw iguma maaxdoo kacoo meeyay iguma dhaho midka anigu aan rabo qalbigana u meel dayay isaguna ma moogee ogooow way igu maqan yahay mawjada jacaylbaa miranaaya laabtoo ma huraan naftaydaa hawl igu mareegtee waxaan maanka ku hayaa ama aan maleeyaa waxa meel fog joogee markaan aamus maage maqalkiyo afkaba xidho saw iguma maaxdoo kacoo meeyay ima dhaho midka anigu aan rabo qalbigana u meel dayay isaguna ma moogee ogooow way igu maqan yahay
Queue is empty
-- / --