VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muhasho - Lyrics

Sida mayeyga roobkoo Maansheeyey dunidoo Miyi iyo magaalaba Dhirtii ay magooshoo Ubuxuna markuu Muunad gaara leeyahay Muhashada sidoodii Muuqaagu inanyahow Marka aan mililico Muda dheerba indhahaa Kugu sii maqnaadee Nafta waad ku mudantahee Adiguna ha moogan Sida maalin ciideed Muslimiinta oo idol Meelkastaba ay jogaan Muxubada kalgacalka leh Farxad la islamariyiyo Dhamaan wada maqsuudaan Muuqaagu inanyahow Marka aan miliilico Muda dheerba indhahaa Kugu sii maqnaadee Nafta waad ku mudantee Adiguna ha moogaan
Queue is empty
-- / --