VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf aad qaadatay - Lyrics

naf aad qaataan la qisoonayaa qalbi fooraraan la qushuucayaa qasri taagmayoo qof ugaarabaa quful saaraayaaa xis qandheysan baan dhiig ka qaadaya qormadiyo warkaan dhab uqeexayaa qodob baan intaa qiil uraadiyaa qayb igamidoo qanci waydaybaa dabin qoolaliyo qisaas uga digaa qodob baan intaa qiil uraadiyaa qayb igamidoo qanci waydaybaa dabin qoolaliyo qisaas uga digaa qorax soo baxdaa naf qarwaysybaa quludaas quludaas kuugu xidhan qoomamada naftiyo niyad qadanbaa kolba qayb sidaaa caraf iyo sidii qiiiq lagu shiday qayladaydibaa qarka laga maqlaa qodob baan intaa qiil uraadiyaa qayb igamidoo qanci waydaybaa dabin qoolaliyo qisaas uga digaa qodob baan intaa qiil uraadiyaa qayb igamidoo qanci waydaybaa dabin qoolaliyo qisaas uga digaa
Queue is empty
-- / --