VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiib - Lyrics

caashaqu haduu nuuriyo nasiib maruun leeyahay adigaan ku naawilay kugu nayaayiray nalkii aduunkiyo noloshii ifkoo naftani kaligaa ku jecel macaan naxariis dareen nabadiyo jacaylkana nitaaqada ka dhawroo naruuro waad heli niyad sami ku noolow wanaaga naftaada far niyadana khayr u sheeg nasriga eebaa hayee xiisuhu ku nagaa is fahan nimcadii aduunkiyo nasab kaamilaad tahay ha igu noqon ruux abid naxli igu beera
Queue is empty
-- / --