VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyaaq - Lyrics

in jacayl run iga yahay raali kaa ahay waa waxaan ragoo ildil kaaga raacay adigee ii roonid anigoo RABAAN mahadinaayaa reer dhaqashadeenee sida ramad qabawoo reexaan udgoonbay naftu kuu riyaaqdaa inaan rabo ag joogaago nolol raaxadeed tahay waa waxa runtii aan kuugu raacay dookhee riyo ii romowdiyo rajadiyo wanaagaan ku raystaybaad tahee
Queue is empty
-- / --