VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta saw adiga maaha - Lyrics

uur daacadiyo indho caashaq qabaa kaan ku eegayoo sow adiga maahaa 2x mid ayaanle baa aqal kula gasheee 2x sow adiga maa noloshayda idil kaan ku aaminee aayaha ka sugi sow adiga maaa2x aynigaaga iyo uurkiyo qalbiguu kuu aamanayoo saw adiga maaha2x inaan kaa agtago naftu ma ogalee 3x sow adiga maa noloshayda idil kaan ku aaminee aayaha ka sugi sow adiga maaa2x
Queue is empty
-- / --