VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sow - Lyrics

Uur daacadiyo Indho caashaqbaa Kaan Ku eegayow Sow adiga maaha Inaan kaa agtago Naftu ma ogalee Sow adiga maaha Nolashayda idil kaan Ku aamineen Aayaha ka sugayeen Aynigaygiyo uurkiyo qalbiga Sow adiga maaha Mid ayaan labaa Aqal kula gashee Sow adiga maaha Noloshayda idol Kaan ku aamineen Aayaha ka sugayee
Queue is empty
-- / --