VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasuustii jacaylka - Lyrics

xiskayga adaa la tagay kalmado dhiigayga xula xaadayda dhaqaajiyoo qalbiga xaxadanteeya iyoo xusuusta adaa i baday xubiga igu sii kordhiyo dareenka xagaaga jira dartaa xiisahaan qabo xbiibi adaa i baday xidhiidhkii caashaqa iyo xabiibi markaan ku idhi xusuusta jacaylka iyo adaa xeerkiisii maray xishoodka la aamusee xiliga aan galo hurdada inaad soo xaadirto wadnaha xeradaadu tahay xogtayda miyaanad hayn
Queue is empty
-- / --