waa xeebta ugu badan
bogashada dalxiise
xamar iyo barbariyo
bari iyo ksimaayiyo
biyo kulule hulufu loo tago

baxsano dhulkaygii
kama baaqan karaye
allahayow allahayow
indhaha u basaasane
u bagee igaadhsi

bada iyo laba da'od
iyo buuraha iyo
markaad eegto beraha
waa meesha ugu badan
barwaqada aduunke

bada iyo xanuuniyiyo
bari iyo abaayiyo
baahoobna kama jiro

baxsano dhulkaygii
kama baaqan karaye
allahayow allahayow
indhaha u basaasane
u bagee igaadhsi

Exit mobile version