VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulkeyga - Lyrics

baraf iyo qabowg iyo bacad iyo kulayl male barta aad ka joogtaba waa xeebta ugu badan bogashada dalxiiske xamar iyo bar bara iyo bariyo kismaayiyo biya kulule loo tago baxsanow dhulkaygii kama baaqan karayee allahayow indhahaa u basaasane u bogaye i gaadhsii bada iyo labada wabi iyo buuraha iyo markad eegto beeraha waa meesha ugu badan barwaaqada aduunkee bogta iyo xanuuniyo baahi iyo abaariyo baahi xoogna kama jiro
Queue is empty
-- / --