VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo nuura - Lyrics

Halkaad igaga ladhanahay Ayaan nugul ka beertaa Nacab baan ka qariyaa Nasteexana u sheegtaa 2x Naaskii aan nuugiyo Nimcadaan ku koray baan Naxariis dareemaa 2x Hooyo nuura Adaa nuur ku saaranye Waligaaba nuur 2x Ala wuxu na leeyahay Qofkii waalidkii nuda Ee ka jara naruurada Caasi naarta buu gali 2x Dhabtaad igu nagaysiyo Dhabarkaan ku nabad galay Necaw baan xasuustaa 2x Hooyo nuura Adaa nuur ku saaranye Waligaaba nuur 2x
Queue is empty
-- / --