oofiyo xanuuniyo
hadii uu arami yahay
inanyahaw jacaylkaa
irbad baa dawayn lahayd
odhaah iyo nasteexiyo
hadii loo ergoon karoo
odayayntu gali lahayd
waaba loo arimin lahaa
waxaa aan way ax aah daa la hayaa
inanyahaw sidaan ahay
malaha kuu asteeyee
adigiyo dadnimadaa

wuxuu aafo gaystiyo
dhibtuu yeelay aadmiga
sidaad uga xog laadahay
ma aqoon la,aanbaa
kugu idhi itaalkay
amaan waxaan karaayee
ma abwaanaa culusbaan
araar kaaga doonaa
waxaa aan way ax aah daa la hayaa
inanyahaw sidaan ahay
malaha kuu asteeyee
adigiyo dadnimadaa

Exit mobile version