asalkaba jacaylku intuu ugubka igu yahay ee uurka iga galin oogada ku sii fidin
aramidu isoo ridan armaad iman agtaydee ana aan ku eegtee
intaan aamusnaayo amakaagsanaabuu wakhtiguna ordaayoo waayuhuna i ooteen