VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareenkeyga caashaqa - Lyrics

dareenkayga caashaqu inanyahaw daraadaa aduu kuu duluubee inadhahaygu daymada kolna kaama daalaan way kugu il doogsadan macaan ha igu diganine u soo dabac naftaydoo daadihi jacaylkoo dookhii jacaylkoo dugsadaa wadnaha oo dawo ii ahaayoo duhur iyo habeen daacad kuu ahoo daryeel kaaga baahan
Queue is empty
-- / --