hadaad mooday inanyohow
afarqaadistaydani inay tahay
is yeel yeel

af soomaaligaygiyo waxaan
kugu akhriyaayaa afka baarki
kula yahay ee dadku diriye

umada maanta noolbaan
noolban wax la aaminaa jirin

hadii aanan ooyinoo ilmo iga
dareerinoon indhahaygu bararayn
waxa uurka jirabaan dusha laga
arkaynee waan ololayaaye kolay
dadkaa diriyee

Exit mobile version