igu fiday jacaylkii
faras aan jaraysnayn
ayuu leedka fuulkii

naftu waxay ku faraxda
marka meelo fariimo
kaaso fulaayen

wali waan fayowbahay
illaah waxaan ka tuuga
adoon iga fogaanin
adiga oo anoga ii furdaame

marna aadan fududaan
nacabkana ka foojigan
waa aniga ii furdaame

fanaaniinta oo idil
kuu fidayay heesah
faaleeya caashaqa

fariinban u dirayaa
hawlahan ku foognahay
fariin inay ka dhiibaan

wali waan fayowbahay
illaah waxaan ka tuuga
adoon iga fogaanin
adiga oo anoga ii furdaame

marna aadan fududaan
nacabkana ka foojigan
waa aniga ii furdaame

Exit mobile version