Miyir malihiyee
Maaddadaadaa ku marqaamaye
Markaan ku maqlee
Murug idaysee
Maanta aan mabsuud noqdaayee
Muraadkaa ma moogiyee
Macaanoow maxaan kuu galaayee
Anna makaa maarmiyee

Maantii midigteey iiga muuqataa
Aa macaanoow i maanqaaddeee
Mana helaayee midkale oo
Masaalkaaadeee
Muraadkaa ma moogiyee
Macaanoow maxaan kuu galaayee
Anna makaa maarmiyee

Miyir malihiyee
Maaddadaadaa ku marqaamaye
Markaan ku maqlee
Murug idaysee
Maanta aan mabsuud noqdaayee
Muraadkaa ma moogiyee
Macaanoow maxaan kuu galaayee
Anna makaa maarmiyee

Exit mobile version