VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheh iyo dhalaal - Lyrics

Dhulka laguma waaree Waxa la isu dhaafaa Aadmigu is dheeryay Dhaqankaa u waynoo Farxad laga dhaxlaa badan Adna dhalashadaadaa Dhamaan loo riyaaqoo Waxa dhinaca yaalaa Waa hidayo dhiirigalinoo Dhamaw laguu hibeeyee To you happy birthday to you Mustafaw dharaar qudha Wax ku dhiba adoon arag Sanad waliba dheehiyo Dhalaalun ka sii qaad Dhoobo laga sameeyoo Isma dhaamo uunkii Dhalintaa filkaaya Ka dhex muqo abidoo U bilnow dhamaantoo Ogow dhalashadaada Nooga dhigan mid dahaboo Waxa dhinaca yaalaa waa Hadiyado dhiiri galinoo Dhamaw laguu hibeeyee To you happy birthday to you
Queue is empty
-- / --