VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diriyaam - Lyrics

Diryam ooho diryam Diryam dooxada ka yeel Diryam oo diririglee Diryam waligaa ha dumin Durbaan dadku waa madaw Durbaan hidahaaga doon Durbaan dumarkiyo ragaba Durbaan daawaad u tahay Diryam ooho diryam Diryam dooxada ka yeel Diryam oo diririglee Diryam duul maqan u yeedh Durbaan waa doog dhulkii Durbaan wabiyaa durduray Durbaan cirku waa daruur Durbaan waa deeq ALLEE Durbaan waligaa ha dumin Durbaan maalkii dareer Durbaan dhashay duunyadi Durbaan dalagu wuu buxaa Durbaan danta noo horseedee Durbaan waligaa ha damin
Queue is empty
-- / --