VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aabo - Lyrics

waxaad tahay aabo tilmaam ihaygaysa waxaad tahay aano tusaale wanaagsan midkaan ka tixraaco walaac igu taagan adaa iga tiirsha adaa murugtayda dhamaan tirtiraaya halkaad kaga taalo tanaadka naftayda afkuba tiximaayo intaad itaraysay ama itusmaysay ma gudo tabacayga ma hayo tamartaada kuwaar nolol taama aaboy nolol taama waxaad tahay aabo tubtii rajadayda waxaad tahay aabo turmiga caqligayaga ku beega jid toosan ku beega jid toosan intaad dhiman taydu xuska tirimaayo jacalku talaalan kashaan tabinaaye taswiirta bogaygu tix kuu dhigan aabo abwaan tirimaayo
Queue is empty
-- / --