VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhigeen - Lyrics

Dhayayaay farxad ii huraay Dhabada guushoyo hankaay Ragaba tas i dhaafisaay Dhismaha noloshaydiileey 2x Dhuumaha wadnahayga iyo Dhaayaha aragaygiiyoow Midkaan dadkan dheerahee Dhigii kala soo baxoow 2x Adaa dhibka iga jiroo Hankii baryo kala dhinaa Adaa ii dhamays tiree Miyaan dhedig kula simaa 2x Adaa sharaf igu dhaqoo adiga Adaa dheef igu haboo aniga Dhabtii jacaylka i baree Huuno dhankeen kaa aadayaa 2x Sidaan isu dhawraniyo Sidaan isu dhiiriniyo Sidaan isu dheehanee Farxad isu dhaafsanaa Dhacdada duniday gashee Dhigeen wax ma sii barnaa 2x Sidaan isu dhawraniyo Sidaan isu dhiiriniyo Sidaan isu dheehanee Farxad isu dhaafsanaa Dhacdada duniday gashee Dhigeen wax ma sii barnaa 2x Sidaan isu dhawraniyo Sidaan isu dhiiriniyo Sidaan isu dheehanee Farxad isu dhaafsanaa Dhacdada duniday gashee Dhigeen wax ma sii barnaa 2x
Queue is empty
-- / --