VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma love - Lyrics

Laydhbaa igu soo dhacdoo Qalbigaa lahashaa ku badan Dareen lulayaa ku furan Dareen lulayaa ku furan Dareen lulayaa ku furan 2x Laabtan laabtan kabashada qabtiyo Lubiga xiisaha ku weyn Anoo ladaybaan kacaa Anoo ladaybaan kacaa Anoo ladaybaan kacaa Anoo ladaybaan kacaa 2x Ladhiyo boholyow ishida Layaab anigaa arkee Malaha lovebaa i galay Malaha lovebaa i galay Malaha lovebaa ku galay Malaha lovebaa i galay 2x Laxawbaa igu soo tarmoo Niyadaa labalaab u dagay Hamuun cusubnaa ii labay Hamuun cusubnaa ii labay Hamuun cusubnaa ii labay 2x Laacan laacan muhashada arkiyo Nabdigu ruuxuu la jiro Riyaan kula loolayaa Riyaan kula loolayaa Riyaan kula loolayaa Riyaan kula loolayaa 2x Ladhiyo boholyow ishida Layaab anigaa arkee Malaha lovebaa i galay Malaha lovebaa i galay Malaha lovebaa ku galay Malaha lovebaa i galay 2x
Queue is empty
-- / --