VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mi amor - Lyrics

inkastoon qabwaynida dadka kale ku qaabilo qudha aadmi ku jecel qaban mayso meelkale sidaad ii qadarisaa anna kuu quweeyaa qumanoow daraadaa dumar qiimo dhaafee ragga qaayo dheerow kaa dhawray qaladkii ha hilmaamin qumanida sadrigaaga qayb keen dhab u qaado kaygana qalbigaan ku siiye wadnahaaga ii quudh boga waad ku qorantoo qofna kaama tiri karo kasha kugu qarwaysana qancin maayo ruux kale sidaan ku qaren sado adna iigu qiil xidho naftaad qiil badee oo waan kugu qaboobee noloshaena qaabee
Queue is empty
-- / --