Heesta Nasiib - Lyrics
ka shaydu misay jeclaatay
naxariista midkii igu beeray
niyada maankayga deeqday
waxaan ku nageeye kaabta
niyada maankeyga deeqday
waxaan ku nageeyay lanta
halkaa nabdigiyo bogeygaa
wilba noloshiyo aduunkaa
inaan dortaa niseytay inaan
raboow nurkaa baxaayaa
raboow noloshan hagaagtay
dhamaan nacabkii dagaaya
nadhaafi wax yeeladooda
kashow nasabakeey arkotay
nasiibku midkuu iigu beeray
nolosha qabtiisa yeeshay
wuxuu nasibay quluubta
nolosha qabtiisa yeeshay
wuxuu nasibay quluubta
dhibta laga nuuxsido
maankaa waliba nidar baa
ku qaaday naftiisan inaan
xaq dhawro naftiisa
inaan xaq dhawro