VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaymanay - Lyrics

dhibkii hore soo martayaa qalbiga maanta ka dhaqaa dheefid malaba dhadhamiyay dheeman iyo luulan ka dhiqiheha dhinacayga imow hayga dheeranee dhumashaal iga dhaaf isoo dhawoow ruxaad isku dhiibtay ogaw didi maaji waaye ogow dhabtii waad fiicantahoo qof kuu dhigma amahee aqal inaan wada dhisnan rabaye dhemaneey fursadan yaanay na dhafin aduun waan dhamaana dhaxan dhimaayey kama gaadhe dheemaney soo dhawow dhabku siiyee imow kaliga aan la dheelo intii nolol dhiman la dhamaysto wixii naftan ku dhargeyso inan dhabarkayga kuugu keeno dheemaney adiga maan ka dhargaa adi maan ka dhargaa dhuuxii dhiigayga tahee
Queue is empty
-- / --