VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iibaas - Lyrics

Ii baas soo baas sii baas Rooniga anigana ii baas Ii baas soo baas ii baas Kubada anigana ii baas Calankeenee qarankeenee Garab sii gab usii sii baas Hurujidhagay shaqshaqaale u baas Shabaqaa shiishan ku sii ama baas Inta laga qaadin kubada iska baas Dhag dhaga dhaaf dhab u dheelow Sharaftii shacabkaa qiimeeyo Yaa 1 galay 2 galay 3 galay 4 loo diray Aan taageerno ana daryeelnoo Kooxdii horyaalka qaaday Aan u hambalyayno Aan taageerno ana daryeelnoo Kooxdii koobka qaaday Aan u hambalyayno Ii baas soo baas sii baas Rooniga anigana ii baas Ii baas soo baas ii baas Kubada anigana ii baas Calankeenee qarankeenee Is wrong you aishian Ma nihiye somalia african nahaye Urubian american ma nihiye Somalia african ahaye Cadii madoow kan ciyaar waaye Cid walbana walaal waaye Cadii madoow kan ciyaar waaye Cid walbana walaal waaye Gambashaal ma leh gaafku Gudashaal iyo gaadhi soo qaad Guushana garsooroow kala goy Ii baas soo baas sii baas Rooniga anigana ii baas Ii baas soo baas ii baas Kubada anigana ii baas Calankeenee qarankeenee Ku dhaydhaga dhalinyaro Iskooba calaa qaliiq saqiir Sports qabiil ma leh Qalbigeena waayee Ku dayda dhalinyaro Iskooba calaa qaliiq saqiir Sports qabiil ma leh Qalbigeena waayee Ku dayda dhalinyaro Ii baas soo baas sii baas Rooniga anigana ii baas Ii baas soo baas ii baas Kubada anigana ii baas Calankeenee qarankeenee Waana kala fiirsee Warar badan dhaafe Ii baas aan ku wareegee Wareershee ii baas Waana kala fiirsee Warar badan dhaafe Ii baas aan ku wareegee Wareershee ii baas Waryaa 4-0 ayaa lagugu leeyahy
Queue is empty
-- / --