VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maduqoobo jaceylka - Lyrics

maduqoobo jaceylkee mana duugmaayeee ana adigaan ku doonay maanteee dunida adaan kaa doortay ,macaney da yareey duqoobee isku siyaay udareemaan carfiyoon ma madoobee udareemaane isku duubano aan daryeelnee daa inkeen aan dugaashanee ma dabiibmo jaceylkee mana daawoobmee dabci lahaanoo dulqaadana waayee inla dadaalee daacad ii ahow dahab iyo luulee kuguma doorsadeenee deeqii aduunee kaama dooran lahayne isku duubano aan daryeelne daashko aab dugaashnee
Queue is empty
-- / --